Home » Archives by category » Video

Arday Soomaaliyeed oo ka qallinjabisay Jaamacadda Washington ee Dalka Mareykanka

Arday Soomaliyeed oo ka qalinjabisey Jaamacada Washington ee Seattle dalka Mareykanka . Xaflad qalinjabin oo si caalami ah loo soo agaasimey ayaa ka dhacdey Satadiumka weyn ee “Century link Field”oo ku yaala  magaalada Seattle. Hadaba munaasabadan  oo aheyd mid aad iyo aad u balaaran ayaa waxaa lagu gudoonsiinayay shahoodooyin ardayda ka qalinjabisey jaamacada Washington, ayadoo [...]

Qisadaan oo ah Dhacdo murugo leh isla markaana xambarsaan tiiraanyo xanuun badan oo hadaad aqrisato aad dareemeyso xanuun badan adiga oo aysan kugu dhicin qisadaan balse maxaad maleysan kartaa hadii ay kugu dhaci laheyd aqristow? Qisadaan waxa ay muujineysa sida dadka qaarkii ay jaceylka ula dhaqmaan oo aysan marnaba ugu jixin jixin nafta jacel waxa [...]

Continue reading …

Cuntada ugu macaan ee laga cuno dalka Japan ayaa noqotay cunista ilmaha yaryar ee mayday, waxayna haatan arintaasi noqotay mid laga ganacsado ilmaha yaryar ee ku dhinta isbitaallada dalka Japan.   Sidoo kale ilmaha kasoo dhaca dumarka ee aan si dhamaystiran u dhalan ayaa laga cunaa dalkaas waxaana looga yaqaan dhaylo. Qiimaha lakala siisto ayaa [...]

Continue reading …

Lamaaneyaashaan kala ah Cumar Cabdullaahi iyo Nuurto Suleyman ayaa arooskooda si cajiib leh uga dhacay Xerada Rajo qeybteeda degmada Hodan, halkaasoo ay ku dhaqan yihiin barakacayaal fara badan. waxaana kasoo qeybgalay barakacayaal farabadan kuwasaoo si weyn ugu soo daawasho tagay xafladda arooskooda,waxaana goobta lagu soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaalida. dad badan ayaa wacdaro [...]

Continue reading …

Gabar yar ayaa ku dhalatay iyadoo leh sedex gacan dalka Inida waxaaana xaaladan ay noqonaysaa mid kamid ah cudurada la helo marar dhif ah, Gabadha yar ee dhalatay oo haatan jirta afar bil ayaa waxaa ay labo gacan ku leedahay halkii loogu talagalay halka tan sedexaadna ay kaga taal dhanka danbe waliba halka dhabarka udhow. [...]

Continue reading …

Caawa ayaa Munaasabad heer sare ah waxaa lagu qabtay Magaalada Miniapolis ee Gobolka Minisota ee dalka mareykanka waxaana Munaasabaddaasi kasoo qeybgalay Aqoonyahanno soomaaliyeed,Siyaasiyiiin,waxgarad ,odayaal iyo qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku nool qaar kamid ah wadamada Yurub iyo Ameerika. Munaasabadda ayaa waxaa lagu dhawaaqay Xisbi cusub oo loogu magac daray Tayo Party kaasoo Guddoomiye loogu doortay Maryam [...]

Continue reading …

Boorama(Samo talis)Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Jamhuuriga Cismaan Xasan Mirre, ayaa si adag uga hadlay xadhiga Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw oo uu sheegay inuu yahay nin Taariikh weyn ku leh Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay xadhigaa mid aargoosi ah oo aan looga fadhiyin xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. “Dalkani wuxuu kusoo hanaqaaday dulqaad iyo in laysku ixtiraamo qofku inuu [...]

Continue reading …

            Photo By Canab Maxamed Barkhadle

Continue reading …

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo caawa shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xoreynta qeybo ka mid ah gobolka Bakool, gaar ahaana degmada Xudur oo ay ciidamada Qalabka sida oo gacan ka helaya kuwa Itoobiya ay maanta la wareegeen, isaga oo sidoo kalena hambalyo iyo bogaadinba u jeediyay [...]

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …