1.CISHQI IGU TALAALMAA QALBIGU TAAHAYAA WELIYE 2.XIDIDADA TIFQAAYAA I BADAY TAMAR LA’AANEEDE 3.WAA TIMA HALDHAALEY YARTAAN CAAWA TEBEYAAYE 4.TOGHEER MAAN U KOCO WAA HALKAY TIILLAY QAALIDUYE 5.HABLIHII CILMIGA TAABAY EE QURUX LA TIICAAYEY 6.TUSMO IYO WANAAG BAY DAR KALE KAGA TARAAREENE 7.TILMAANTII ILKAHA SAAQDAY BAAN TEGEY ILLWAANAYNE 8.NIN WALIBA MARKUU TAABI LAA TIRI AYAAMAAYE 9.WAXA [...]
November 12, 2012 / No Comment / Read More

Aqristeyaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbinaynaa Qoraal ku saabsan qawaaniinta qarsoon ee ay leeyihiin Dumarka. Sida uu doono ha u adkaado xiriirka idiin dhaxeeya adiga iyo saaxiibtaa ama xaaskaaga ogaaw waxaa jirta khawaaniin Dumarka ugu qarsoon qalbiga ayna aad u jecelyihiin in saygooda ama Saaxiibkeed uu ka warqabo iyadoon u sheegin. Haddii aad [...]
Continue reading …

Iyadoo Maalintii shalay Ruwaayad xammaasad leh oo ay daawanayeen Madaxda sare ee Dowladda iyo Qeybaha Bulshada lagu soo bandhigay Xarunta theater-ka qaranka muddo 21 sano ah kadib xilli uu burbur baahsan ka muuqdo dhismahaasi ayaa waxaa noo suurtagashay inaan caawa Wareysi qaas ah la yeelanno Abwaan Axmadey Cabdi Gaashaan oo kamid ah Abwaannada Soomaaliyeed ee [...]
Continue reading …

Abwaan Xasan jaceyl ayaa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya kadib muddo labo sano ah uu xanunsanayay. Allah u naxariistee Abwaan Xasan jaceyl oo kamid ahaa Abwaannada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanno dalka ayaa saqdii dhexe xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaaalla magaalada Nairobi isagoo muddo Labo sano ah xanuunsanayay waxaana hayay Cudurka [...]
Continue reading …