08-06-2013 samotali I yadoo si laxaadleh ay u socdaan ciyaaraha Goblada somaliland ayaa maanta waxa ka dhacay fadeexad ceeb iyo wajigabx ku noqday isboortiga somaliland. Xulka Gobolka Togdheer oo galabta la safanlahaa Xulka Gobolka Sool ayaa waxa ka dhexdhacay ciyaaryahanada khilaaf keenay gacankahadal ismamarkaana ay gacanta iskula tageen yagoo isku khilaafay habka ay ula ciyaarayaan [...]
June 8, 2013 / No Comment / Read More

Caawa ayaa Munaasabad heer sare ah waxaa lagu qabtay Magaalada Miniapolis ee Gobolka Minisota ee dalka mareykanka waxaana Munaasabaddaasi kasoo qeybgalay Aqoonyahanno soomaaliyeed,Siyaasiyiiin,waxgarad ,odayaal iyo qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku nool qaar kamid ah wadamada Yurub iyo Ameerika. Munaasabadda ayaa waxaa lagu dhawaaqay Xisbi cusub oo loogu magac daray Tayo Party kaasoo Guddoomiye loogu doortay Maryam [...]
Continue reading …

Qeybtaan hoose Aqristeyaasheenna Sharafta badan waxa ay ka dhageysan karaan wareysi uu Ku Xigeenka R/Wsaaaraha ahna wasiirka Difaaca Xuseen Carab Ciise kaga hadlayo Howlgallada ay ciidamada ka wadaan Gobollada dalka iyo Guulaha laga gaaray. Wareysi W gaashaandhigga Somalia iyo Xudur 22 03 2012
Continue reading …

R/Wasaare Ku xigeenka ahna wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise oo qadka teleefanka kula hadlay Shabakadda Samotalis ayaa ugu horeyntii waxa uu hamblayo u diray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee ka qeybqaatay Xureynta Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. R/Wsaare ku xigeenka ayaa ballanqaaday in lasoo afjari doono Jiritaanka Alshabab [...]
Continue reading …

Iyadoo Maalintii shalay Ruwaayad xammaasad leh oo ay daawanayeen Madaxda sare ee Dowladda iyo Qeybaha Bulshada lagu soo bandhigay Xarunta theater-ka qaranka muddo 21 sano ah kadib xilli uu burbur baahsan ka muuqdo dhismahaasi ayaa waxaa noo suurtagashay inaan caawa Wareysi qaas ah la yeelanno Abwaan Axmadey Cabdi Gaashaan oo kamid ah Abwaannada Soomaaliyeed ee [...]
Continue reading …

Mucaaradka Syria ayaa ayaa duulaan aan horey looga baran ku qaaday goob ay dadka dabaqadda sare degenyihiin oo ku taala, Caasimadda dalkaasi ee Dimishi, iyadoo rasaas xooggan ay isweydaarsadeen mucaaradka iyo ciidamada daacadda uu madaxweyne Bashar al-Assad, weerarkaas oo dhimasho dhaliyay. Wakaaladda wararka u faafisa dowladda Syria ee , SANA, ayaa sheegtay in laba ka [...]
Continue reading …

Kadib kulan muddo labo maalmood ah ka socday Magaalada muqdisho oo diiradda lagu saarayay qaabka ugu muhiimsan ee hub ka dhigis loogu sameyn karo laguna dhaqancelin karo Dhallinyarada horay uga tirsaneyd Alshebab oo ay maskaxda ka bedeleen ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Dowladda KMG-ka ah iyo Xafiiska Siyaasada Soomaaliya u qaabilsan Q/M ee [...]
Continue reading …
Hargeysa(STN) Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka RAYS , Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi, ayaa ka hadlay go,aamada ay todobaadkii lasoo dhaafay soo saareen gudida qiimaynta tartanka Ururada siyaasada iyo axsaabta qaranka ee Somaliland. Sidoo kale Mr. Gaafaadhi wuxuu tafaasiil ka bixiyay qodobo muran ka dhex abuuray gudida ansixinta Ururka Siyaasada Somaliland iyo hogaamiyaasha ururaddaa ee la kulmay. Dr. [...]
Continue reading …