Home » Archives by category » Figrado

Sidee Sharaftii Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxmed Maxamuud (Siilaanyo) loo soo Celin Karaa?

Waxaaan jecelahay inaan mareegta samo talis kabilaabo maqaalo toosin ah oo ku aroora runta kana hadli doona dhamaan Soomaaliya qaybaheeda kala duwan. Waxaan jeclahay inaanku bilabo maqaalka ugu horeeye madaxwaynaha Somaliland waa kuma? Haddii aynu uga hadalo sidhab ah Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) wuxuu ku soo barbaaray tacliin qiimo leh, wuuna ku wanaagsanaa maaddo kasta. [...]

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimaay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunt gobolka Hiiraan. Munaasabadan oo lagu furayey Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee gobolkaasi Hiiraan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Beledweyne,kan gobolka Hiiraan,saraakiisha Ciidammada, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Beledweyne ku dhaqan. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo ka [...]

Continue reading …

Guddiga Doorashooyinka madaxweynaha ayaa sheegay in inkabadan 26 Musharax oo u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaliya ay diinwaan geliyeen iyagoo shuruudo cusub oo hor leh ku soo kordhiyay musharixiinta cusub. Afhayeenka guddiga dorashada Cismaan Libaax ayaa sheegay in shalay ay billaabatayy diwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaniamada Jamhuuriyadda Soomaaliya islamarkaana shalay oo kaliya ay isdiiwaangelyeen [...]

Continue reading …

Sida laga war-qabo waxaa la filayaa in mudo yar ka dib ay qabsoomi doonto dhamaystirka xulashadii Golihii Baarlamaanka Soomaaliya oo hada heer gabo-gabo ah ku dhow, kuwaas oo sidaan

Continue reading …

By Faarax Aw Maxamuud June 26, 2012 Hordhac Inta aanan u gudo gelin xadhiga Boqor Cisman, sababihii lagu xidhay iyo dacwadda dalwadda waxaan afeef hore ka dhiganayaa in Boqor Cismaan walaalkay yahay, hase ahaatee aan qoraalkan hiil igu kallifin, balse ay tahay dareenka aan ka qabo caddaaladda saqiirtay ee maamulka axmed maxamed maxamuud (Ssiilaanyo) laga [...]

Continue reading …

Gabar yar ayaa ku dhalatay iyadoo leh sedex gacan dalka Inida waxaaana xaaladan ay noqonaysaa mid kamid ah cudurada la helo marar dhif ah, Gabadha yar ee dhalatay oo haatan jirta afar bil ayaa waxaa ay labo gacan ku leedahay halkii loogu talagalay halka tan sedexaadna ay kaga taal dhanka danbe waliba halka dhabarka udhow. [...]

Continue reading …

Dalka ciraaq ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday arin la yaab leh ka dib markii nin ku nool dalkaas uu habeen qura la wada aqal galay 2 naagood oo ay qaraabo yihiin arintaas oo ay da badan la yaabeen. Ninkaan oo lagu magacaabo Abdul Rahman Nayef al-Obeidi oo 20 sano jir ah ayaa waxaa [...]

Continue reading …

Kooxda Shabab ayaa waxa ay Miino wadada ugu aaseen gaari xamuul ah oo u rarnaa hay’adda ICRC kaasi oo la socday Kolonyo Gaadiid ah kuwasaoo raashin gargara ah u waday Deegaanno u dhexeeya Ceelwaaq iyo Ceelcadde ee Gobolka Gedo. inta la xaqiijiyay wadihii gadaiidka iyo ruux kale ayaa ku nafwaayay tiro kalena dhaawacyo aya asoo [...]

Continue reading …

Caawa ayaa Munaasabad heer sare ah waxaa lagu qabtay Magaalada Miniapolis ee Gobolka Minisota ee dalka mareykanka waxaana Munaasabaddaasi kasoo qeybgalay Aqoonyahanno soomaaliyeed,Siyaasiyiiin,waxgarad ,odayaal iyo qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku nool qaar kamid ah wadamada Yurub iyo Ameerika. Munaasabadda ayaa waxaa lagu dhawaaqay Xisbi cusub oo loogu magac daray Tayo Party kaasoo Guddoomiye loogu doortay Maryam [...]

Continue reading …

After a long fought election campaign starting in 2008, Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo) was finally sworn as the new president of the Somaliland Republic in July 27, 2010. The defeated president, Mr. Dahir Riyale Kahin graciously handed over the presidency to Mr. Silanyo and wished him the best of luck. Mr. Kahin also promised that [...]

Continue reading …

Waxaan rabaa inaan beeniyo wararka gudoomiya ku xigeenka uu sheegayo aniga oo kamid ah Jaliyada Somaliland ee dalka kenya waxaan rabaa inaan ka hadlo dhowr qodob. Ugu horayan hadaan ka hadlo jiritaanka somaliland waxa uu soo maray marxalado kala duwan waxa somaliland halkaa ay maanta marayso soo gadhsiyay saladiin,boqoro marwalbana ka shaqaynayay jiritaanka iyo midnimada [...]

Continue reading …

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, C/laahi Yusuf Axmed ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla dalka Imaaraadka. Eheladda Marxuum C/laahi Yuusuf ayaa xaqiijiyay in marxuumku uu ku dhintay cibistaalka Sheekh Zaaid ee magaalada Abu-Dubai ee dalka Imaaraadka. Marxuumka ayaa cooma ku jira xilligii  uu geeriyoonayay. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa qabtay Xilka Madaxtinimada [...]

Continue reading …

Aqristeyaasheenna Sharafta badan waxaan halkaan idiinkugu soo gudbinayaa Qoraal ku saabsan taageerada ay Dowladda Turkiga u fidisay Soomaaliya iyo Aragtida ay Bulshada Soomaaliyeed ka qabaan Caawintaasi. Tan iyo Markii uu R/Wsaaaraha Turkiga Rajab Tayib Orduqaan uu booqasho taariikhi ah ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa mar qura Indhaha kusoo wada jeediyay xaaladda uu [...]

Continue reading …

Bashir Goth   As Somaliland takes a slide into the unknown, many questions come to the mind of those of us who advocated and still believe in the legitimacy of the Somaliland cause and have a great faith in the ingenuity and wisdom of the people of Somaliland. Among the questions that race through the [...]

Continue reading …

Barack Obama, waxa uu xukunka Maraykan la wareegay dhaqaalaha waddanka oo aad u liita; laba dagaalna ku socdaan.  Saddexdii sano iyo badhkii uu hadda wadanka haystay, dhaqaalaha in wax ka sii xumaadaan mooyaane wax weyni iskama bedelin.  Haddaba, su’aasha meesha ku jirtaa waxa weeye; Mr. Obama dib ma loo dooran doonaa? Delete    

Continue reading …