Home » Archives by category » Wararka

Sidee Sharaftii Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxmed Maxamuud (Siilaanyo) loo soo Celin Karaa?

Waxaaan jecelahay inaan mareegta samo talis kabilaabo maqaalo toosin ah oo ku aroora runta kana hadli doona dhamaan Soomaaliya qaybaheeda kala duwan. Waxaan jeclahay inaanku bilabo maqaalka ugu horeeye madaxwaynaha Somaliland waa kuma? Haddii aynu uga hadalo sidhab ah Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) wuxuu ku soo barbaaray tacliin qiimo leh, wuuna ku wanaagsanaa maaddo kasta. [...]

  Maxamed Ahmed Kuluc wuxuu bilabay fanka isagoo yar waxayna haayd sanadi kii 1954 kii wuxuuna ka bilabay kooxihii fanka ee waqoyiga halkaas oo uu ku soo barbaray garhaan maglada Hargaysa kuluc wuxuu ka mid yahay fananaita canaka ah aad iyo aadkan loo jecelyahay wuxuu ka qayb galay riwaayado iyo barnaamijyo farabadan oo maha wax [...]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa dhamaanbaa Shacabka Somaliyeed tacsi u diray kana Tacsiyadeeyey qaraxii foosha xumaa ee saka ka dhacay Magalada Muqdisho Agagarka  Ex-Fiyoore waxa uu dhamanbaa si tiiranyo leh uga tacsiyadeyey geeridii naxdinta laheed ee [...]

Continue reading …

  Ugu yaraan toddobo qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhimatay, in ka badan toban kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhashay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo ku qarxay meel u dhow maqaayad ku taalla magaalada Muqdisho. Goob-joogayaal ayaa sheegay in qof isa soo miidaamiyay uu gaariga walxaha qarxa laga soo [...]

Continue reading …

Tan iyo intii ay Madaxbanaanideeda la soo noqdeen Shacbiga Jamhuuriyada Somaliland 18ki bishii May ee Sanadkii 1991kii, waxa ay shicib iyo xukuumadba xoogga saarayeen oo ay ku mashquulsanaayeen sidii ay dib ugu dhisan lahaayeen dalkooda, ugana soo kaban lahaayeen burburkii laxaadka lahaa ee ay u geysatay Xukuumadii naxariista darnayd ee uu hogaaminayay kaligii taliyhii haligmay [...]

Continue reading …

    Xariggii Febraayo 12-keedii loo gaystay odey-dhaqameedka sida weyn loo yaqaano ee Raabi Yuusuf Cabdulaahi ayaa ah mid kamida kiisas isdaba joog ah oo muwaaddiniin sumcad leh lagu dhalleeceeyay in ay jabiyeen xayiraadda maamulka ee u safridda Muqdisho. Cabdullahi waxa uu aaday Muqdisho Agoosto si uu uga qeyb galo dhisiddii Xukuumadda Fadaraaliga ah ee Somaaliya. Wali [...]

Continue reading …

Xorriyada Somaliland Bilaash kumay Helin ee Xoog ayay kula soo noqotay, maanta waxay leedahay Ciidan ku filan, Hub ku filan iyo Dadweyne ku Filan oo Difaacan kara Qaranimadooda” Madaxwene Siilaanyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xasuusiyay ma kasta Muqdisho joogta iyo Cadawga Somaliland in Xornimada Somaliland aanay ahayn mid reer Somaliland ay [...]

Continue reading …

(Hargiesa) Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa Saaka u ambabixisay Jabuuti saddex  Orodyahano oo ka qayb gali doona tartanka lagu qabanayo Jabuuti, sadexdan  Orodyahan oo ka mid ah Orodyahanada kaalinta kowaad ka orda Dalka Somaliland ayaa waxa la filayaa in ay wacdaro ka muujin doonaan  tartankaas oo ay soo casuuntay Dawladda Jabuti. Ka hor inta [...]

Continue reading …

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu  sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay ee ku aadan ka qaadista cunuqabeteynta hubka  ee laga qaaday Dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha Xassan Sheekh “Waxaa jirto xisaabtan iyo masuuliyad la socota go’aankaas.Golaha Amaanka Go’aankooda wuxuu si sax ah ula socdaa isbedelka cusub ee siyasadeed ee ka jira Soomaaliya.” [...]

Continue reading …

Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayay sanad guuradii aas-aaska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo uu soo qaban qaabiyey Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo loogu dabaal degayay sanad guuradii 43 ee ka soo wareegta markii dhidibada loo tagaay  ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa ka dhacday xarunta xabisiga dhexe ee Muqdisho waxaana ka [...]

Continue reading …

Iska hor imaad u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan oo ahaa mid muddo kooban soconaya, islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Inta la qaxiiqiyay 2-qof ayaa ku geeriyootay tiro [...]

Continue reading …

Waddooyinka magaalada Kismaayo ayaa maanta deggan kaddib dagaal shalay halkaas ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan maamulka ku-meel-gaarka ah. Ciidamo isugu jira kuwa maamulka KMG ah iyo kuwa dowladda Kenya aya ilaalinaya waddooyinka magaalada kuwaasoo isku dayaya inay ka hor-tagaan wax kasta oo khalkhal gelin kara ammaanka. Dhaqdhaqaaqa ganacsiga, gaadiidka iyo dadweynaha ayaa soo [...]

Continue reading …

Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa dib ugu laabtay maanta magaalada Muqdisho kaddib safar maalmo qaatay oo uu ku tagay dalka Ethiopia. Jawaari oo weriyeyaal kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegay in uu Ethiopia wada-hadallo kula yeeshay dhiggiisa dalkaas Abadula Gemeda oo uu xusay in ay is-dhaafsadeen fikrado iyo talooyin kala [...]

Continue reading …

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya  Michele Cervone d’Urs,  safiirka Britain ee Soomaaliya Matt Baugh iyo diblumaasiyiin ka socday safaaradda Faransiiska ee Kenya oo caasimadda booqday. Raysul wasaare Saacid oo saxaafadda la hadlay markii uu kulanka [...]

Continue reading …

Munaasabadan lagu weyneynayay Maalinta caalamiga ah ee afka Hooyo oo ku beegan  21ka bisha Febraayo   ayaa waxaa lagu qabtay hoolka shirarka ee wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta,iyo Gaadiidka. Xafladan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa kaqeybgalay wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka mudane C/llaahi Ciilmooge Xersi, wasiir Kuxigeenada wasaaradda mudane C/shakuur Cali Mire iyo mudane Ibraahim [...]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha dalka ayaa maanta si wadajir ah garoonka Diyaaradaha Aaden cadde kula kulmay Madaxa Hay’adda USAID oo Muqdisho soo booqdey.. Xubnaha Wefdigaan ayaa waxaa hogaaminayay Madaxa hay’adda USAID Rajif Shah kaasoo uu wehlinayay Danjiraha Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador james Swan. Kulanka ay wada qaateen Madaxa Hay’adda USAID iyo Madaxda Dowladda Federaalka [...]

Continue reading …

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dalka ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askar ka tirsan ciidamada dowladda oo horay loo xukumay. Dilka oo saaka ka dhacay Iskool Boliisiya ayaa lagu fuliyay Sadex ruux oo ka mid ahaa ciidamada Qalabka sida,  kuwaas oo mid ka mid ah uu ahaa Sarkaal,  waxaana maxkamada ciidamada Qalabka sida [...]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho kula qaatay mas’uuliyiin ka socotay baarlamanka sare ee dalka Mareykanka kuwaas oo maanta soo gaaray caasimada dalka ee Muqdisho. Mr Cetalisan oo ka tirsan Kongareyska Mareykanka  oo hogaaminayay wefdiga iyo madaxweynaha ayaa ka wada hadlay  xaaladaha ka jira waddanka iyo horumarrada ay Soomaaliya sameysay [...]

Continue reading …

Baarlamaanka Carabta ayaa maanta taageeray isku dayga dowladda Soomaaliya ay ku doonayso in lagu qaado cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya 21-kii sano ee la soo dhaafay. Shir ka dhacay magaalada Qaahira ee caasimadda Masar, ayuu baarlamaanka Carabta ka sheegay in la joogo xilligii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u qaadi lahaa cunaqabataynta hubka ee saaran [...]

Continue reading …

Warsaxafadeedka ka soo baxay wasaaradda horumarinta adeega bulshada ayaa lagu sheegay in maanta ay xafiiskeeda ku qaabishay wasiirka wasaaradaasi wafdi ka socday hay’adda Q.M u qaabilsan Carruurta ee UNICEF. Wafdiga ka socda hay’adda UNICEF ayaa waxaa hor kacayay Mr Shema Se Gupt,waxaana wafdiga UNICEF iyo wasiirka wasaaradda horumarinta adeega bulshada ay ka wada hadleen dhibaatada [...]

Continue reading …
Page 1 of 80123Next ›Last »