Home » Archives by category » Radio

Dhageyso Wareysi qaas ah uu W Difaaca Soomaaliya siiyay Shabakadda SamoTalis

Qeybtaan hoose Aqristeyaasheenna Sharafta badan waxa ay ka dhageysan karaan wareysi uu Ku Xigeenka R/Wsaaaraha ahna wasiirka Difaaca Xuseen Carab Ciise kaga hadlayo Howlgallada ay ciidamada ka wadaan Gobollada dalka iyo Guulaha laga gaaray. Wareysi W gaashaandhigga Somalia iyo Xudur 22 03 2012